Windows 11 Complete Beginner Course
About Course
Windows 11 Complete Beginner Course waa koorso bilaash ah oo loogu talagalay qof kasta oo hadda bilaabaya isticmaalka Windows 11 ama doonaya inuu si fiican u fahmo computer-ka.
Koorsadan waxaad si tartiib-tartiib ah ugu baranaysaa Windows 11 laga bilaabo fahamka Desktop-ka, Start Menu-ga iyo Taskbar-ka, ilaa maaraynta files iyo folders, soo dejinta applications, isticmaalka Settings, iyo ilaalinta amniga computer-kaaga.
Koorsadu waa 100% bilaash.
Course Content
Module One: Introduction
-
Introduction to windows OS
08:01 -
Desktop and taskbar integration
02:50 -
Start-Menu and search-box
05:44 -
Windows Management
04:26
