Complete Computer Beginner Course

Categories: Computer Skills

About Course

Complete Computer Beginner Course waa koorso loogu talagalay dadka bilowga ah ee doonaya inay si fiican u bartaan isticmaalka computer-ka.

Koorsadan waxaad si practical ah ugu baraneysaa aas aas-ka computer-ka, Windows, file iyo folder management, internet browsing, Google Chrome, Gmail iyo email, online accounts, iyo computer security.

Kusoo dhawaaw computer beginner course.

What Will You Learn?

  • Waa maxay computer
  • Hardware iyo software
  • Keyboard iyo mouse
  • Windows desktop
  • start-menu iyo taskbar
  • Sida loo furo loona xiro applications-ka
  • Windows Settings
  • File iyo folder
  • File management
  • File explorer
  • Google chrome
  • Sida google wax looga raadiyo
  • Sida file loolasoo dago qaab amaan ah
  • Gmail account
  • Email sida loo diro
  • Strong password sida loo sameesto
  • Fahamka phishing, scams iyo dangerous links
  • Sida loo isticmaalo Two-Factor Authentication (2FA)
  • Sida update loo sameeyo iyo muhiimada eey leeyihiin update-ka
  • Windows Security iyo Microsoft Defender

Course Content

Module 1: Computer Fundamentals

Module 2: Windows Basics

Module 3: Files & Folders

Module 4: Internet & Web Browsing

Module 5: Email & Online Accounts
Koorsadaan wali duubis ayaa ku socota

Module 6: Computer Safety & Digital Security

Module 7: Essential Computer Skills